Wednesday, 21 January 2009

gabaygan waxa la yidhaahda gocasho 2

waxuu soo baxay 17/5/2008


Waatan ana tixidii gabaanyd aan kujawabaya
Waxa gabaga iga keenay oo labatu iga gigtey
oo gubay naftaydii faadumooy gamaana ii diiday
geyigaan ku nolahaya marak gebi ahaan ee gay
gidigoodba adame dhaaman gala iyo islaamba
guryahoda waa wada dhaqadan iyo gaban carureede
somali waxa gaar ka dhigay way igeli wayaday.

Gidii hooyo somali waa wada godankase
gebibaa ku soo dumay dhaman guud haldhaalye
guri lagu negadiyo marakaya wayaday gacaltoyo
uu gabay masuulkii ilaaah garka ugu yeelay
ee geegi habasaliyo ku furay guri aabara wayne.

Gabaahirta hooyada fadhida ee goonida utaagan
Ee gaalku jaarka u yaheen layasu gelahaynin
een gacalan Soo booqn een garabana eegaynin
googol lagu caweey iyo Arkayan Gaaf la wada joogo
oo guri dheexdii yuurutoon Geesna qabanaynin
gayax iyo walaal aan lahayn gacalo soo eegta
Ee kii garagaarka u ahaa ganafka taagayo
soomali waxa gaar ka dhiigay waa I geli wayday.

yeelaha waxaw gooyayee gudin afle u diiday
oo geedi loo sahan tago iyo guri naqle u waayeyee
gogoshii lagu seexan jiray gocondho kaga daadshey
Go’od iyo aabees waxa ka dhigay wanan garanayne
gafan iyo maxa kugu saliday shlin gabarayada
Galoof iyo maxaa ka ga dhigay geela wada gaane,

Gaawaha inaad soo cusho iyo gabano haaneda
Gobaadeey halad maasho iyo goodolka kuu diiday
ee somaali guriigeed ka dhigay gelin waxan dhaamin .
Waxa nala gudboon fadumay gebi ahaantenba
talo loo gudbonyahayoo dhaman laysku garab siiyo
waa inana garataa aan furna golena gayanye
garayaqanadii hadalak iyo guurti aragtaye
oo lagu gorfeeyaa waa inatoy guulo dhalisayeeeeeee!!!!!!!

1 comment:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete